Xadkii dhowaan la furay ee dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo mar kale la xiray

Waxaa shalay la xiray goobta kaliya ah ay isaga kala gudbayeen shacabka dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo ku taalla xadka labada dal gaar ahaan degaanka Bure-Assab. Lamana garanayo sababta ka dambeyso in la xiro xadka u dhexeeya Itoobiya iyo Eritrea oo dhowr bilood ka hor ay wadajir u fureen hogaamiyeyaasha labada dal ka dib muddo … Continue reading Xadkii dhowaan la furay ee dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo mar kale la xiray